Showing posts with label Arimaha Bulshada. Show all posts
Showing posts with label Arimaha Bulshada. Show all posts

Wednesday, 17 April 2019

BULSHO AHAAN MASE DAWLAD AHAAN?


Hordhac

Qormo cilmiyeedkaan waxaan ku iftiimin doonaa halka iyo boogta ay katahay bukaan socodka hadayny umadda Soomaaliyeed; taasoo aan ilaa haatan aysan jirin cid madax banana oo si cilmiyaysan wax uga qortay halka rasmiga ah ee ay umadaasi ka xagal daacsantahay. Sidaas awgeed ayaa igu kaliftay inaan ka qoro qoraal bilaw u ah daraasad dheer oo aan ku sameeyey bulshadaas, taasoo aan qayb ka ahaa ilaa intii aan garaadsaday.

Thursday, 11 April 2019

KAALINTA IYO DOORKA


Bulshadu waxay muujisaa ‘nadaam’ sababtoo ah xiriirka bulsho ee ka dhexeeya xubnaheeda iyo dhaq-dhaqaaqooda ayaa ah kuwo caadi ahaan isku tiirsan. Kala duwanaanta baahiyaha  xubnah bulshada oo lagu dabooli karo isku duubni iyo iskaashi; taasoo bulshadu ay ogsoontahay inuusan qof kali ahi uusan dabooli Karin baahiyaha ku gadaansan, sidaas awgeedna loo baahanyahay kala duwanaan shaqo iyo mid xirdafeed oo ku salaysan fahamka labada arimood ee kala ah ‘kaalin’ iyo ‘door’, kuwaas oo ay bulshadu samaysay isla markaasna ay iyadu qeexday.

Wednesday, 10 April 2019

WAA MAXAY BULSHO? SIDEE BULSHO KU HORMARTAA?


v  Hordhac

Qorma cilmiyeedkaan waxaan ku eegi doonaa laba arimood oo mudnaantooda xanbaarsan kuwaas oo aynaan kusoo koobi Karin hal qoraal iyo hal buug midna toona; balse waxaan isku dayi doonaa inaynu ka bixino iftiimin yar oo cilmi ku qotonta, hadaba aynu ahaano kuwo diirad layaal ah oo aynu waajahno nuxurka iyo miida qoraalka!